Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agab waxbarasho oo hordhac ah oo ay ku deeqday Wasaarada Waxbarashada Jubbaland ayaa la gaarsiiyay degaankan Dhuxun Guduud oo hoostagta degamda Baladxaawo ee Gobolka Gedo.
Agabka ayaa iskugu jiray buugaag , qalimaan , sabuurado iyo agab kale kuwaasi oo deeganka baahi weyn looga qabay.
Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.