Agab waxbarasho oo lagu wareejiyay maamulka iskuulka Imaamu-shaafici ee magaalada Muqdisho.

0
115

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa agab waxbarasho ku wareejisay iskuulka Imaamu-Shaafici oo ku yaalla Degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Agabkan waxbarasho ayaa ka koobnaa Miisaas.Kuraas iyo qalab xafiiseed.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin