Baladweyne (Radio Beerlula)-wasiirka Diinta iyo Awqaafta maamulka Hirshabelle xilibaan sheekh Abuukar Xassan Cali ayaa agab waxbarasho oo iskugu jira kuraas iyo miisas kuwareejiyey maamulka iyo macallimiinta machadka Cabdulaahi Ibnu-mascuud ee magalada Jowhar
madasha lagu wareejinayey agabkan waxbarasho ayaa waxa goobjoog ahaa maamulka iyo macallinmiinta machadka iyo ardayda machadka dhigata
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi