Agab waxbarsho oo lagu wareejiyay Dugsiga Al-Furqaan ee degmada Xarfo

0
151

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Al-Furqaan ee Degmada Xarfo aa lagu wareejiyay agab loogu talagalay waxbarashada Dugsiga taasi oo ka timid Jaaliyadda Dalka Sweden.

Agabkaan waxbarsho ayaa waxaa ay isugu jireen , Buugaag, Qalimaan, Sabuurado iyo waliba jeestooyiink kuwaasi oo baahi badan u qabeen Ardayda Dugsiga.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here