Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradaha beeraha iyo xanaaada Xoolaha Jubbaland ayaa agab xafiiseed kala wareegay Bangiga Adduunka.
Agabkan ayaa waxaa kamid ah Computrs Kaamirooyin qaboojiyaal iyo agabyo kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


