Agab xafiseed loogu tala galay wasaaradaha Jubbaland oo la gaarsiiyay Kismaayo

0
56

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland ayaa agab xafiiseed noocyo badan isugu jira kala wareegtay Hay’adda World Vision ee dalka Maraykanka kaas oo loogu talagalay in lagu wareejiyo Wasaaradaha kala duwan ee sida dhow ula shaqeeya Hay’adda World Vision oo waqtigan uu agabkan muhiim u yahay.

Alaabtan ayaa ka kooban kuraas,Miisas,iyo armaajooyin kuwaasi oo loogu tala galay xafiisyada wasaaradaha Jubbaland.

Warbixintaan waxa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.