Baledweyne ( Radio Beerlula )-Urur Siyaasadeedka Barwaaqo ee maamulka Soomasliland ayaa agabka ciyaaraha ku wareejiyay Dhallinyarada Degmada Axmed Dhagax ee maamulkaasi.
Agbakaan ciyaaraha ee lagu wareejiyay dhallinyaradaan ayaa waxaa kamid ah Maaliyadaha , Kabaha iyo qabaha kale ee ciyaaraha.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir