Agoonta lagu xanaaneeyo xarunta maamo Ogaaso ee Muqdisho oo la gaarsiiyay dhar iyo agab kale

0
35

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay,adda Akram foundation ayaa xarunta Maamo Ugaaso ee maagalada Muqdisho gaarsiisay dhar iyo agab kale oo loogu talagalay in lagu Ciidsiiyo Carruurta Agoonta ah.

Agabka lagasiiyay xarunta Maamo Ugaaso ayaa iskugu jiray dharka noocuyadisa kala duwan iyo agab kale oo lagu sexdo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.