Akadeemiyad lagu baran doono culuumta sayniska iyo TIknolojiyadda oo laga hirgeliyay Baladweyne.

0
47

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Xaafada Hilaac ee maagalada Baladweyne ayaa laga hirgeliyay Akademiyada Burqad taasi oo lagu baran doono Culuumta Sayniska iyo Tiknoolajiyada.

Maadooyiinka ay bixin doonto Akademiyada ayaa waxaa kamid ah Xisaabaadka, Culuumta maadooyiinka Sayniska iyo Kombiyuuterka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here