Amar laga soo saaray dadka iibiya raashinka dhacay ee magaalada Baydhabo

0
206

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Waaxda Caafimaadka iyo fayadhowrka Dowladda Hoose ee degmada Baydhabo Abshir Cali Xuseen ayaa amar kasoo saaray ganacsatada keenta raashinka dhacay.

Waxaa kale uu agaasimaha sheegay in ay mhiim tahay in la ilaaliyo nadaafada iyo tayada meelaha laga cunteeyo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here