Amar laga soo saaray isbitalada aan haysan ruqsada ee laga Furo Muqdisho

0
56

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye ku xigeenka Golaha mihnadlayaasha Caafimaadka Dr Cabdiladiif Ugaas Bile oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa amar kasoo saaray xarumaha caafimaad ee aan haysan ruqsada in aan laga hirgeli Karin magaalada Muqdisho.

Waxa uu shegay in magaalada Muqdisho ay kusoo badanayeen sanadihii lasoo dhaafay isbitaalo iyo xarumo caafimaad oo aan ruqsad ka haysan hay,ada mihnadlayaasha caafimaadka dalka.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan