Amar lagu soo roogay Shirkadaha Biyaha ee Muqdisho.

0
43

Baladweyne(Radio Beerlula)-Mamulka gobolka Banaadir ayaa amar ku soo rogay Shirkadaha Biyaha iyo Hey’addaha ka shaqeeya Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada.

Ujeedka amarkaan ayaa ah in la hubiyo tayada biyaha iyo in maamulka gobolka ka war qabaan ceelasha laga hirgaliyo gobolka Banaadir.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen