Anfurin loo sameeynayay dadka danyarta ah oo lagu soo gabagabeeyay Boosaaso

0
57

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka somali maskiin kaab foundation ayaa magaalada boosaaso kusoo gabegabeeyay afurin ay usameyn jireen ku dhowaad 130 qof oo danyar ah Kuwaasi oo iskugu jira dadka Danyarta ah iyo dadka qabo baahiyaha gaarka ee magaalada Boosaaso.

Munaasabada xirtaana afurinta waxaa ka qayb galay maamulka magaalada Boosaaso culumada Dhalinyarada iyo qaybaha kale duwan ee Bulshada Magaalada Boosaaso.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud