Application-ka Quran Tabsera oo si online ah looga baran karo oo laga daahfuray Muqdisho

0
89

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa waxaa laga daahfuray Application-ka Quran Tabsera oo si online ah looga baran karo Tafsiirka Qur`aanka.

Munaasabada lagu daahfurayay waxaa goobjoog ahaa Culimada dalka ugu waaweyn, Aqoonyahano iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here