Aqoon is weeydaarsi ku saabsan hormarinta deegaanka oo lagu Baydhabo

0
126

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa lagu qabtay aqoon is weeydaarsi kusaabsan Horumarinta Deegaanka.

Waxaa aqoon isweeydaarsiga loo qabtay qaar kamid ah madaxda ururada Bulshada ardeyda jaamacadaha iyo haween.

waxa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here