Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay aqoon isweeydaarsi ku saabsan daraasad laga sameeyay maareeynta qashinka magaalada Baaydhabo.
Waxaa kulanka goobjoog ahaa hay,adaha taageera nadaafada shirkadaha kashaqeeya Nadaafada iyo maamulka degamada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


