Baledweyne ( Radio Beerlula )- Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Mamulka Hirshabele ayaa Soo Gaba Gabeysay Aqoon Is weeydaarsi Kusabsan Doorka Hogaamineed Ee culimada Iyo Fahamka Islaaamka
Waxa Kaqeyb Galay Aqoon Is Weeydaarsigan Kusimaha Agaasimaha Awqaafta Iyo Arimaha Diinta HIRSHABELE Gudoomiyaha Majmaca Culuma’u Diinka Iyo Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Mamulka Hirshabele
waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow


