Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada maamulka Hirshabeelle ayaa magalada Balcad ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ku soo gabagabeysay aqoon is weydaarsi ku sabsan ilaalinta xeebaha.
Aqoon is weydaarsigaan oo socday muda laba maalin ah ayaa waxaa ka qeeyb galay Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool magalada Balcad ee Gobalka Shabeellaha Dhexe.
warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.