Baladweyne (Radio Beerlula)- Guddiga Xuquuqul Insaanka Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka ayaa kulan aqoon isweydaarsi ah oo ku saabsan xuquuqda caruurta ku qabtay magaaladda Muqdisho.
Aqoon is weeydaarsigaan waxaa ka qeygalay haween,xubno kamid ah ciidamada Booliska,xildhibaano iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa noo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.