Aqoon Is weydarsi ku saabsan ka qeyb galka bulshada rayidka ee hanaanka dib u eegista dastuurka dalka oo lagu qabtay dhuusamareeb.

0
279

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa lagu qabtay aqoon isweydarsi ku saabsan ka qeyb galka bulshada rayidka ee hanaanka dib u eegista dastuurka Soomaaliya, waxana aqoon isweydarsigan uu socon doona muddo saddex maalmood ah.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here