Aqoon iswaydaarsi kusaabsan Arrimaha Qaxootiga oo laga daahfuray Muqdisho

0
101

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray aqoon-isweydaarsi ku saabsan ilaalinta shuruucda qaxootiga iyo magangalyo-doonka gudaha dalka.

Aqoon isweydaarsigaan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro , Ururada Bulshada, Hey’addaha Caalamiga iyo mas”uuliyiin kale.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here