Aqoon isweydaarsi ku saabsan awoodsiinta dadka naafada ah oo lagu qabtay Muqdisho

0
14

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa lagu qabtay aqoon is weydaarsi ku saabsan awood siinta dadka naafada ah ee Soomaaliyed.

Aqoon is weydaarsigaan oo aay soo agaasintay Hay’adda naafada qaranka ayaa waxaa ka qeeybagalay xubnaha ka tirsan Ururada naafada Soomaaliya.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.