Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay aqoon is weydaarsi ku saabsan fahamka sharciga cusub ee xafiiska hanti-dhowraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Aqoon is weydaarsigaan ayaaa waxaa ka qeeybagalay Agaasimiyaal ka tirsan Hay’addaha dowadda,sharci yaqaano iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa noo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.