Baladweyne (Radio Beerlula)-Magalada Baydhabo ayaa Laga Daahfurey Aqoon Isweydaarsi Ku Saabsan Isku Xirka Warbaahinta Iyo Dadka ku nool xeryaha barakacayaasha magaaladaasi si looga shaqeeyo baahinta baahiyaha ay qabaan.
Aqoon is weydaarsigaan ayaa waxaa ka qeyb galay mamulka magalada Baydhabo wariyaasha magaalada iyo qaar ka mid ah bulshada ku nool xarumaha barakacayaasha.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawa Aadan Xuseen.