Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Tamarta iyo qeyradka biyaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baraawe ka daah-furtay aqoor is weydaarsi ku saabsan sidii loo maareyn lahaa biya si bulshada Deegaanada hoosyimaado Baraawe aay u helaan biyo qiimo jaban.
Aqoon is weeydaarsigaan ayaa waxaa ka qeybgalay ururada rayidka ah, xubno ka socday tuulooyinka hoosyimaada magaalada Baraawe iyo masuuliyiin kamid ah shirkadaha bixiya biyaha.
waxa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen


