Aqoon kororsi ku saabsan sara u qaadista xirfadaha oo lagu qabtay Hargeysa

0
110

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Horumarinta ganacsiga maamulka Soomaaliland ayaa inkabadan 50 xubnood oo kamid shaqaalaha Wasaaradda ugu qabatay Magaalada Hargaysa Tababar la xiriira sare u qaadista Xirafadaha iyo Aqoonta.

Tababarkaan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro, Agaasimeyaal, mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Ganacsiga iyo Shaqaalaha loo qabtay Tababarka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here