Aqoon kororsi ku saabsan wada shaqeynta bulshada iyo booliska oo lagu soo gaba-gabeeyay Boosaaso

0
111

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boosaaso ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Aqoon kororsi ku saabsan wadashaqeynta Bulshada iyo booliska.

Aqoon kororsigaan ayaa waxaa ka qeybgalay,Xubno kamid ah gudiyada korjoogtaynta Booliiska iyo Qiimaynta adeega saldhigyada,Saraakiil kamid ah booliska iyo qaar kamid ah bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here