Aqoon kororsi ku sabsan sugidda amniga goobaha doorashooyinka qof iyo codka ah oo lagu qabtay Muqdisho

0
154

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddiga madaxa banan ee doorashooyinka qaranka ayaa magalada muqdisho ku qabatay tababar ku saabsan sugidda amniga goobaha aay ka dhacayaan doorashooyinka quf iyo codka ah.

Tababarka oo loo qabtay sarakiil kamid ah ciidamada Booliska soomaliyeed ayaa waxaa goob jooga wasiiru Dowlaha wasaaradda amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cali xagaa,Gudoomiyaha Gudiga madaxa banan ee doorashooyinka qaranka Cabdikariin Axmed Xassan iyo taliyaha Ciidanka Booliska somaliyeed sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here