Arday baratay Akhriska iyo Qoraalka carabiga oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho

0
143

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalkeena Soomaaliya ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen araday baratay Qur’aanka Kariimka iyo Akhriska Qoraalka luuqada Carabiga Islmarkaana ka aflaxday Madarasada Nashrul Qur’aan.

Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Madasarda, Culimo Udiin, Macallimiin,Waalidiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here