Arday baratay caafimaadka oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
71

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magalada Beladweyn ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jabinayeen in ka badan 131 Arday oo dhameysatay qeybta cafimaadka guud ee iskuulka banadir magalada baladweyne

Waxa ka qeyb galay munaasabada maamulka iskuulka banadir bahda waxbarashada waalidiin dhaqatiir iyo marti Sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen