Arday baratay cilmiga Caafimaadka oo munaasabad loogu qabtay Kismaayo

0
123

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Mac-hadka tababarka Caafimaadka Jubbaland ayaa Munaasabad ay ku qalin jabinayeen 78 Arday oo baratay maadada caafimaadka munaasabad ugu qabatay Magalada Kismaayo.

Waxaa ka qeybgalay munaasabadda maamulka macadka ,waalidiin,bahda waxbarashada iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here