Arday baratay cilmiga caafimaadka oo munaasabad loogu qabtay magaalada Guriceel.

0
79

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadan oo aheyd mid ay ku qalinjibinayeen in kabadan 20 arday oo baratay maadada caafimaadka kana qalinjibisay Machadka Xudeyfa ayaa lagu qabtay magaalada Guriceel.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeeybgalay maamulka iyo macalimiinta machadka bahda waxbarashada waaliidiin iyo dhaqaatiir.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.