Arday baratay cilmiga Caafimaadka oo xaflad qalinjibin ah loogu qabtay deegaanka Balibusle degmada Jariiban.

0
401

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabad ay ku qalinjabinayeen In kabadan 11 Arday oo baratay maadada Caafimadka islamarkaan ka baxay iskuulka Ramadan ee Deegaanka Balibusle  ee dagmada Jariiban.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

Audio Player