Arday baratay cilmiga Shareecada islaamka oo Munaasabad loogu qabtay Muqdisho

0
53

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Arday dhameeysatay barashada Culuumta Shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxday machadka Alseyn ayaa munaasabad qalin jabin loogu qabtay magaalada Muqdisho.

Munaasabada lagu maamuusay ardaydaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Maamulka Machadka, Culimo udiin, Macalimiin, Cuqaal, Waalidiin , Dhallinyaro iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilal Daahir Waaneey.