Arday baratay cilmiga shareecada oo munaasabad loogu qabtay Burco.

0
67

Baladweyne ( Radio Beerlula )-50 arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho oo baratay cilmiga Shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxday Mu’asasada Karam ayaa munaasabad qalin jabin loogu qabtay Magaalada Burco.

Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka degamada Burco, Waalidiin, Macalimiin, iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.