Baladweyne (Radio Beerlula)-Inkbadan 50 ardayda oo baratay Culuumta Luuqdda Carabiga Islmarkaana ka aflaxday Madarasada Jiilul Amal ee ayaa munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Magaalada Muqdisho.
Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Maamulka Madarasada, Macallimiin , Waalidiin Dhallinyarada iyo ardayda loo qabtay munaasabada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.
Audio Player

