Arday baratay Culuumta Computer-ka oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Baladweyne

0
177

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinaayeen inkabadan 30 arday oo bartay culuumta aas aasiga ee kombiyuuterka islmarkaana ka aflaxday Machadka Global.

Munaasabada lagu maamuusay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka Machadka , Waalidiin, Macallimiin, Dhallinyaro iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here