Baledweyne ( Radio Beerlula )- Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubadda Hoose ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday baratay Culuumta Shareecada Islaamka islamarkaana ka aflaxday Machadka Ibnu Maalik.
Munaasabada lagu maamuusayay aradydaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Maamulka Machadka,Culimo u diin, Macallimiin , Waalidiin iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.