Arday baratay Culuumta Shareecada islaamka oo Munaasabad loogu qabtay Muqdisho.

0
55

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay Xaflad ay ku  qalin jibinayeen dufcada 3aad arday baratay cilmiga Shareecada Islaamka islamrkaana ka aflaxay machadka Al Xalaqaad.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka Machadka , Bahda Waxbarashada  Waalidiin  , Macalimiin iyo ardayda loo qabtay munaasabadda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.