Arday baratay Culuumta shareecada oo munaasabad loogu qabtay Kismaayo

0
111

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magalada Kismaayo ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen arday dhammeysatay kutubta shareecada iyo Luqada Carabiga islamaarkaana ka aflaxay Markaska Xamse Binu Cabdulmudalib

Munaasabad ayaa waxa kaso qayb galay maamulka Markaska ,Macalimiin , Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.