Arday baratay difaaca nafta iyo dhismaha jirka oo munaasabad loogu qabtay magaalada Hargeysa

0
72

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabadan ay ku qalin-jabinayeen Arday baratay difaaca nafta iyo dhismaha jirka ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland.

Maamulka iyo madaxada jiimka Al-qeyr iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabadan.

Warbixintan waxa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.