Arday baratay farsamada gacanta iyo maadooyin kale oo munaasabad loogu qabtay Burco

0
106

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa lagu qabtay xaflad ay ku qalinjibinayeen arday dhameystay maadooyinka kala duwan e uu bixiyo dugsiga farsamada gacanta ee Isra iyo kuwa kale oo farsamada gacanta bartay.

Munaasabada waxaa goobjoog ahaa aqoonyahano waalidiin iyo martsi sharafkale .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here