Arday baratay luuqada ingiriiska iyo Computer ka oo munaasabad loogu qabtay Uganda.

0
81

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Munsabadan ay ku qalin jabinyeen Arday dhameystay barashada madooyinka sida computer luqada English iyo xirfada nashqadeynta isla markaana ka aflaxay iskuulka Toronto ayaa lagu qabtay dalka Uganda.

Munsabadan ayaa waxaa ka soo qeyb galay mamulka iskuulka macaliimiin  waliidnta  iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.