Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Guriceel ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 50 arday oo baratay Luuqada ingiriiska iyo Culuumta Kombiyuuterka islamarkaana ka aflaxday Machadka Admo.
Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Machadka, Bahda Waxbarashada,Macallimiin, Waalidiin iyo qaybaha kale ee bulshada.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


