Arday baratay maadada Computer oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
163

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magalada Beladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 40 Arday oo dhameysatay Maadada Computerka ka islamarkana ka aflaxay Machadka Tiknoolajiyada ee Global.

munaasabada ayaa waxa kaso qayb galay maamulka Machadka , Waalidiin, Dhalinyarada, Macalimiin , iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.