Arday baratay Qiraa’aadka Qur’aanka kariimka oo Munaasabad loogu qabtay Magaalada Gabiley.

0
104

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Gabiley ayaa lagu qabtay munaasabad lagu maamuusayey Arday baratay Qiraa’aadka Quraanka Kariimka ah islamarkaana ka aflaxday machadka al-imaamul alkisaa’eey

Waxa ka qeyb galay munaasabada Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh.Cabdirisaaq xuseen cali (Albaani) maamulka machadka culumaa’udiin iyo marti Sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.