Arday baratay Qur’aan kariimka oo munaasabad loogu qabtay deegaanka Kalabeyr

0
156

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Kalabayr oo hostaga degmada Bosaaso ayaa lagu qabtay Munaasabad shahaadooyin lagu Gudoonsiinayay Arday baratay Qur,aanka kariimka iyo Tafsiirkiisa kuwaasi oo ka ka baxay madrasada Aflax.

waxaa ka qeybgalay munaasabadda maamulka Madrasada,waalidiin,bahda waxbarshada iyo marti sharafkale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here