Baladweyne ( Radio Beerlula )-xerada qaxootiga Xagardheer ee gobolka Waqooyi-bari Kenya ayaa lagu qabtay munaasab aay kuqalin jabinayeen arday dhameysay qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxay madarasada Al-Aqsaa
waxa kasoo qeyb galay munaasabada maamulka madarasada bahda waxbarashada waalidiin iyo bulshada qeybaheeda kala duwan
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


