Arday baratay qur’aanka kariimka iyo Culuumta Shareecada Islaamka oo munaasabad qalin jabin loogu qabtay Burco.

0
87

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magalada Burco ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jabinayeen Arday dhameysatay quraanka kariimka iyo sharecada islaamka kuwaas ka aflaxay macadka Sunna ee magalada Burco.

Munaasabadda ayaa waxa kaso qayb galay maamulka Machadka, Culimo, Waalidiin,macalimiin ,Dhallinyaro Arday, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.