Arday baratay Qur,aanka Kariimka oo munaasabad loogu qabtay Burco

0
166

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munsabadan ay ku qalin jabinyeen ardayda baratay Quraanka kariimka iyo tafsiirkiisa kana aflaxay machadka Umul Qura ayaa lagu qabtay magaalada Burco.

Waxana ka qeyb galay mamulka  macadka walidiin macalimiin ardayda Munsabadan loo qabtay iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here